Ga direct naar de hoofdinhoud
Staying Consistent — How to Make It Last
Starting is easy.
At the beginning:
-
You feel motivated
-
You feel ready
-
You want to change
But after a few days… or weeks… You slow down.
You miss one day. Then another. And slowly, you return to old habits.
This is where most people fail.
Not because they can't change— But because they don't know how to stay consistent.
Why Consistency Breaks
Most people lose consistency because they:
-
Do too much too fast
-
Expect quick results
-
Lose motivation
-
Get busy with life
When things are not perfect… they stop.
The Truth About Consistency
Consistency is not about being perfect.
It is about showing up—even when things are not perfect.
The 3-Day Rule
Use this simple rule:
Never miss more than 2 days in a row
-
Miss 1 day → it's okay
-
Miss 2 days → be careful
-
Miss 3 days → it becomes a habit
Make It Easy
If something feels too hard, you won't continue.
So make it easier:
-
Walk 10 minutes instead of 30
-
Sleep a little earlier
-
Change one meal, not everything
Small steps keep you moving.
Remove What Blocks You
Anything that makes your habit harder will stop you.
Examples:
-
Phone in bed → poor sleep
-
No plan → no action
-
Too many distractions → no focus
Fix it:
-
Put your phone away at night
-
Plan your day simply
-
Create a calm environment
Focus on Who You Are Becoming
Instead of saying:
Say:
-
“I am someone who takes care of my health”
This changes your behavior.
Progress Is Not Straight
Some days:
Other days:
This is normal.
Consistency means: You continue anyway.
Build a System
Motivation disappears.
Systems stay.
Your system is:
-
Your routine
-
Your habits
-
Your daily structure
If it is simple, you will follow it.
When You Feel Like Stopping
Pause and ask:
-
Why did I start?
-
What do I want?
Then do something small.
Just don't stop completely.
Think Long-Term
Real change takes time:
-
Weeks
-
Months
-
Sometimes years
But when it builds…
It becomes part of you.
The Truth
Consistency is not about being strong every day.
It is about not giving up on yourself.
What Comes Next
In the final chapter:
Your long-term mindset and vision
You will learn:
-
How to stay consistent for life
-
How to think differently
-
How to build your future with purpose
Remember
You don't need to be perfect.
You just need to keep going.
Joogteynta — Sida Loo Sii Wado Isbeddelka
Bilowgu waa fudud yahay.
Bilowga:
-
Waxaad dareemaysaa dhiirigelin
-
Waxaad dareemaysaa diyaar
-
Waxaad rabtaa isbeddel
Laakiinmaalmo ama toddobaadyo kadib… Waxaad bilaabaysaa inaad gaabiso.
Halmaalin ayaad seegtaa. Kadib mid bald. Ugu dambayn waxaad ku noqotaa caadooyinkii hore.
Halkaan ayay dad badan ku fashilmaan.
Ma aha inay awoodi waayaan— Laakiin waa inay garan waayaan sida loo joogteeyo.
Sababta Joogteyntu U Jabto
Dad badan waxay joojiyaan sababtoo ah:
-
Wax badan ayay hal mar sameeyaan
-
Natiijo degdeg ah ayay filayaan
-
Dhiirigelintii way luntaa
-
Noloshu mashquul ayay noqotaa
Marka wax walba si fiican u socon waayaan… way joojiyaan.
Runta Ku Saabsan Joogteynta
Joogteyntu ma aha qummanaansho.
Waa inaad sii waddo—even marka wax walba aanay qummanayn.
Xeerka 3-da Maalmood
Istmaal xeerkan:
Ha seegin wax ka badan 2maalmood isku xigta
-
1 maalin → waa caadi
-
2 maalmood → ka digtoonow
-
3maalmood → waxay noqotaa caado
Ka Dhig Mid Fudud
Haddii wax aad u adag yahay, ma sii wadi doontid.
Sidaas darteed:
-
Soco 10 daqiiqo halkii aad ka socon lahayd 30
-
Seexo wax yar ka hor
-
Charm hal cunto, ma aha dhammaan
Tallaabooyin yar yar ayaa kaa caawinaya inaad sii waddo.
Ka Saar Waxa Kaa Hor Istaagaya
Wax kasta oo caadadaada adkeeya waa caqabad.
Tusaalooyin:
-
Phone sariirta → hurdo xumo
-
Qorshe la'aan → ficil la'aan
-
Mashquul badan → diirad la'aan
Xalka:
-
Telefoonka ka fogee habeenkii
-
Qorshe fudud samee
-
Samee jawi deggan
Diiradda Saar Qofka Aad Noqonayso
Halkii aad ka oran lahayd:
-
“Waxaan rabaa inaan caafimaad qabo”
Dhah:
-
“Waxaan ahay qof daryeela caafimaadkiisa”
Tani waxay beddeshaa dhaqankaaga.
Horumarku Ma Toosna
Maalmo:
Maalmo kale:
Tani waa caadi.
Joogteyntu waa:
Inaad sii waddo si kasaba ha ahaatee.
Dhiso Nidaam
Dhiirigelintu way baaba'daa.
Nidaamku wuu sii jiraa.
Nidaamkaagu waa:
-
Jadwalkaaga
-
Caadooyinkaaga
-
Qaabka noloshaada
Haddii uu fudud yahay, waad raaci doontaa.
Marka Aad Rabto Inaad Joojiso
Joogso oo is weydii:
-
Maxaan u bilaabay?
-
Maxaan rabaa?
Kadib samee wax yar.
Kaliya ha joojin gabi ahaan.
Ka Fikir Waqti Dheer
Isbeddel dhab ah wuxuu qaataa:
-
Toddobaadyo
-
Bilal
-
Mararka qaar sanado
Laakiin marka uu dhismo…
Wuxuu noqdaa qayb kaa mid ah.
Runta
Joogteyntu ma aha inaadmaalin Kasta xoog Leedsahay.
Waa inaadan ka quusan naftaada.
Maxaa Xiga
Cutubka ugu dambeeya:
Aragti iyo fikir mustaqbalka
Waxaad baran doontaa:
-
Sida loo sii wado nolosha oo dhan
-
Sida loo fikiro si ka duwan
-
Sida loo dhiso mustaqbal leh ujeeddo
Xasuusnow
Uma baahnid inaad qumman tahay.
Waxaad u baahan tahay inaad sii waddo.
— Abdiqani Mustafa Ali
Reactie plaatsen
Reacties