Stress and Overthinking — The Hidden Energy Drain
Not all tiredness comes from your body.
Sometimes your body is fine… But your mind is tired.
You may notice:
-
You think too much
-
You worry about the future
-
You replay things in your head
Even when you rest, your mind doesn't stop.
This is called mental fatigue .
The Problem You Don't Notice
Stress is not always loud.
It doesn't always look like panic.
Sometimes it looks like:
-
Constant thinking
-
Small worries all day
-
Feeling mentally busy
This slowly drains your energy.
Overthinking Uses Your Energy
Every thought takes energy.
If your mind is always active:
-
Your brain doesn't rest
-
Your focus becomes weak
-
Your energy drops
You feel tired… even without doing anything physical.
Why Overthinking Happens
Overthinking often comes from:
-
Worry about the future
-
Fear of failure
-
Pressure to succeed
-
Comparing yourself to others
Your brain is trying to solve problems…
But instead, it creates more stress.
The Mental Loop
You get stuck in a cycle:
-
You think about something
-
You don't find an answer
-
You think again
-
You feel more pressure
This repeats… and drains you.
Your Mind Needs Rest
Just like your body needs sleep, your mind needs rest.
Without it:
-
Thoughts feel heavy
-
Your mood drops
-
Your energy disappears
Simple Ways to Reduce Overthinking
📝 1. Write your thoughts
Don't keep everything in your head.
Write down:
-
Problems
-
Worries
-
Ideas
This makes your mind lighter.
🚶 2. Move your body
Walking helps your mind slow down.
📵 3. Reduce noise
Too much:
-
Phone
-
Social media
-
Information
…keeps your brain active.
Take breaks.
🕒 4. Accept what you can't control
Not everything needs to be solved now.
Some things:
-
Take time
-
Fix themselves
-
You are not in your control
Accepting this reduces stress.
The Power of Doing Nothing
Sometimes, you don't need to do more.
You need to:
-
Sit quietly
-
Breathe
-
Pause
This resets your mind.
Stress Affects Your Body
Mental stress is not just in your head.
It affects your body:
-
Sleep problems
-
Low energy
-
Body tension
Your mind and body are connected.
The Truth
You will always have thoughts.
But you don't need to carry everything.
What Comes Next
Next, we talk about:
Discipline and consistency
You'll learn:
-
How small actions create change
-
Why motivation is not enough
-
How to stay consistent
Remember
Your mind can:
-
Drain your energy OR
-
Protect your energy
Learning to manage it changes everything.
Walbahaarka iyo Fikirka Badan — Dilaha Qarsoon ee Tamarta
Daal kasta ma aha mid ka yimaada jidhka.
Mararka qaar jidhkaagu waa fiican yahay… Laakiin maskaxdaadu way daashay.
Waxaad dareemi kartaa:
-
Inaad aad u fikirto
-
Inaad ka welwelsan tahay mustaqbalka
-
Inaad marar badan dib u xasuusato wax dhacay
Xitaa markaad nasato, maskaxdaadu ma istaagto.
Tan waxaa la yiraahdaa daal maskaxeed .
Dhibaatada To Si Cad Loo Arag
Stress mar walba ma aha mid muuqda.
Ma aha mar walba cabsi ama buuq.
Mararka qaar wuxuu u muuqdaa:
-
Fikir joogto ah
-
Walwal yar oomaalin dhan socda
-
Maskax mashquul ah
Tani si tartiib ah ayay tamartaada u qaadaa.
Fikirka Badan Wuxuu Qaataa Tamartaada
Fikir kasta wuxuu isticmaalaa tamar.
Haddii maskaxdaadu mar walba shaqaynayso:
-
Maskaxdu ma nasato
-
Diiraddaadu way daciiftaa
-
Tamartaadu way hoosaysaa
Waxaad dareemaysaa daal xitaa adigoon wax qaban.
Sababta Fikirka Badan
Fikirka badan wuxuu ka yimaadaa:
-
Welwelka mustaqbalka
-
Cabsida fashilka
-
Cadaadis inaad guulaysato
-
Isbarbardhig dadka kale
Maskaxdu waxay isku dayaysaa inay xal hesho…
Laakiin halkii xal laga heli lahaa, waxay keentaa stress badan.
Wareegga Aad Ku Xayirmayso
Waxaad gashaa wareeg:
-
Waxaad ka fikirtaa dhibaato
-
Xal ma helaysid
-
Mar kale ayaad ka fikirtaa
-
Cadadis ayaa kordha
Tani way soo noqnoqotaa, waxayna kaa dhigtaa daal.
Maskaxdu Waxay U Baahan Tahay Nasasho
Sida jidhku u baahan yahay hurdo, maskaxduna waxay u baahan tahay nasasho.
Haddii aadan siin:
-
Fikirka ayaa culays noqda
-
Niyaddu way hoosaysaa
-
Tamartaadu way baaba'daa
Habab Fudud oo Lagu Yareeyo Fikirka Badan
Qor fikradahaaga
Ha ku haynin maskaxdaada.
Qur:
-
Dhibaatooyinka
-
Walwalka
-
Fikradaha
Tani waxay maskaxda ka dhigtaa mid fudud.
Dhaqdhaqaaq samee
Socodku wuxuu caawiyaa maskaxda inay degto.
Yaree mashquulka
Haddii aad mar walba:
-
Phone isticmaalayso
-
Daawanayso waxyaabo
-
Macluumaad badan qaadanayso
Maskaxdu ma nasato
Qaado waqti nasasho.
Aqbal waxa aadan xakamayn karin
Wax walba hadda xal looma baahna.
Qaar:
-
Waqti ayay qaataan
-
Iskood ayay u hagaagaan
-
Adiga gacantaada kuma jiraan
Aqbaliddu waxay yareysaa stress-ka.
Awoodda Deganaanta
Mararka qaar uma baahnid inaad wax badan qabato.
Waxaad u baahan tahay:
-
Inaad aamusto
-
Neefsato
-
Nasato
Tani waxay dib u dejisaa maskaxda.
Stress-ka iyo Jidhkaaga
Stress-ka maskaxeed wuxuu saameeyaa jidhka:
-
Hurdo xumo
-
Tamarta oo yaraata
-
Jidhka oo adkaada
Maskaxda iyo jidhku way isku xiran yihiin.
Runta
Fikir mar walba wuu jiri doonaa.
Laakiin uma baahnid inaad wax walba hal mar qaado.
Maxaa Xiga
Qaybta xigta:
Anshaxa iyo jogteynta
Waxaad baran doontaa:
-
Sida ficillo yar ay isbeddel weyn u sameeyaan
-
Sababta dhiirigelintu kaliya aysan ku filnayn
-
Sida loo jogteeyo
Xasuusnow
Maskaxdaadu waxay:
-
Qaadi kartaa tamartaada AMA
-
Ilaalin kartaa tamartaada
Reactie plaatsen
Reacties