Why People IgnorE Their Health - And What Its Costing Them

Many people only think about their health when something goes wrong  But by then, the problem is already bigger, more expensive, and harder to fix.

Across communities — especially within the Somali community — health is often ignored due to daily pressure, lack of awareness, or relying on misinformation.

This is a problem we can no longer ignore.

 SECTION 1 — The Real Problem

Health is not just about illness.

It includes:

Ignoring small signs today can lead to serious conditions tomorrow.

SECTION 2 — Why People Ignore It

There are common reasons:

But ignoring health does not remove the problem. It only delays it.

 SECTION 3 — The Cost

When health is ignored:

 Prevention is always cheaper than treatment.

SECTION 4 — Simple Shift

Start small:

You don't need to change everything overnight. You just need to start.

 

Conclusion

Health is not something to think about later.

It's something to take seriously now.

Small actions today create long-term results.

🔥 Take Action

 

Stay informed. Make better decisions. Build a healthier future.

Follow our platform for more insights and practical solutions.

 

 

 

 

Dad badan waxay ka fikiraan caafimaadkooda kaliya marka wax qaldamaan.
Laakiin markaas, dhibaatadu waxay noqotaa mid ka weyn, ka qaali badan, oo adag in la xalliyo.

Bulshooyin badan — gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed — caafimaadka marar badan waa la iska indhatiraa sababo la xiriira:

  • Cadaadis nololeed

  • Aqoon la'aan

  • Ama ku tiirsanaanta macluumaad khaldan

Tani waa dhibaato aan mar dambe la iska indhatiri karin.

 QAYBTA 1 — Dhibaatada Dhabta ah

Caafimaadku ma aha kaliya jirro.

Wuxuu ka kooban yahay:

  • Caafimaadka maskaxda

  • Xaaladda jirka

  • Caadooyinka maalinlaha ah

 Inaad iska indhatirto calaamado yar yar moonta
waxay keeni kartaa dhibaatooyin waaweyn berri.

 QAYBTA 2 — Sababta Dadku U Indhatiraan

Waxaa jira saabo caadi ah:

  • “Waan fiicanahay, uma baahni baaritaan”

  • Cabsi laga qabo war xun

  • Dhaqan ama fikir bulsho

  • Macluumaad la isku halayn karin

 Laakiin iska indhatirku dhibaatada ma tirtirayo
wuxuu kaliya dib u dhigaa.

 QAYBTA 3 — Qiimaha (Khasaaraha)

Marka caafimaadka la iska indhatiray:

  • Dhibaatadu way sii xumaanaysaa

  • Daaweyntu way qaali noqotaa

  • Tayada nolosha way hoos u dhacdaa

 Ka hortaggu mar walba wuu ka jaban yahay daaweynta.

QAYBTA 4 — Isbedel Fudud

Ku bilow waxyaabo yar:

  • Baaritaanno joogto ah

  • Caadooyinmaalinle ah oo wanaagsan

  • Weydiinta su'aalo

  • Barashada ilo la isku halayn karo

 Uma baahnid inaad wax walba hal mar beddesho
waxaad u baahan tahay kaliya inaad bilowdo.

🧱 Gunaanad

Caafimaadku ma aha wax dib loo dhigo.

 Waa wax la qaato si dhab ah hadda.

 Ficillo yar yar maanta
waxay abuuraan natiijooyin waaweyn mustaqbalka.

 Qaado Tallaabo

La soco xogta. Samee go'aanno wanaagsan. Dhis mustaqbal caafimaad leh.

Raac boggeenna si aad u hesho xog dheeraad ah iyo xalal wax ku ool ah.

Nooca Soomaaliga si buuxda dhawaan wuu imanayaa.

— Abdiqani Mustafa Ali

Add comment

Comments

There are no comments yet.